Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 12:3-5 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 12:3-5 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Oo markuu arkay inay ka farxisay Yuhuuddii, ayuu weliba ku daray inuu soo qabto Butros. Maalmahaasna waxay ahaayeen maalmihii Iidda Kibista-aan-khamiirka-lahayn.
4 Oo kolkuu qabtayna, wuxuu ku riday xabsi, oo u dhiibay afar kooxood oo afar askari ah inay ilaaliyaan, isagoo doonaya inuu Iidda Kormaridda dabadeed dadka u soo saaro.
5 Sidaas darteed Butros xabsigaa lagu hayay; laakiin kiniisadda baa Ilaah aad iyo aad ugu bariday isaga.
FALIMAHA RASUULLADA 12 in Kitaabka Quduuska Ah