Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 12:11-13 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 12:11-13 in Kitaabka Quduuska Ah

11 Oo markii Butros isgartay ayuu wuxuu yidhi, Imminka run ahaantii waan garanayaa in Rabbigu malaa'igtiisii soo diray oo iga bixiyey gacanta Herodos iyo wixii dadka Yuhuuddu filanayeen oo dhan.
12 Kolkuu waxaas ka fikiray, wuxuu yimid gurigii Maryan, oo ahayd hooyadii Yooxanaa oo Markos la odhan jiray; meeshaasoo dad badan ku urursanaayeen oo ku tukanayeen.
13 Markuu albaabka iridda garaacayna, waxaa timid gabadh midiidin ah oo Roda la odhan jiray inay maqasho.
FALIMAHA RASUULLADA 12 in Kitaabka Quduuska Ah