Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 11:9-11 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 11:9-11 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Laakiin markii labaad cod baa samada ka soo jawaabay oo yidhi, Wixii Ilaah nadiifiyey, xaaraan ha ka dhigin.
10 Taasna waxay dhacday saddex goor; markaasaa dhammaantood mar labaad samada kor loogu bixiyey.
11 Oo bal eega, markiiba saddex nin baa istaagtay gurigaannu joognay hortiisa, kuwaasoo la iiga soo diray Kaysariya.
FALIMAHA RASUULLADA 11 in Kitaabka Quduuska Ah