Text copied!
Bibles in Somali

BOQORRADII LABAAD 15:25 in Somali

Help us?

BOQORRADII LABAAD 15:25 in Kitaabka Quduuska Ah

25 Oo waxaa isagii shirqoolay sirkaalkiisii Feqax ina Remalyaah ahaa oo wuxuu isagii qalcaddii guriga boqorka kula dilay Argob iyo Aryaah; oo waxaa isaga la jiray konton nin oo reer Gilecaad ah; oo markuu isagii dilay ayuu meeshiisii boqor ka noqday.
BOQORRADII LABAAD 15 in Kitaabka Quduuska Ah