Text copied!
Bibles in Somali

BOQORRADII KOWAAD 7:16-17 in Somali

Help us?

BOQORRADII KOWAAD 7:16-17 in Kitaabka Quduuska Ah

16 Wuxuuna sameeyey laba taaj oo naxaas la shubay ah in la saaro tiirarkii dhaladooda. Oo taaj sarajooggiisu wuxuu ahaa shan dhudhun, oo taajka kale sarajooggiisuna wuxuu ahaa shan dhudhun.
17 Oo taajajka tiirarka dhaladooda saarnaa waxay lahaayeen shabagyo isa sudhsudhan, iyo silsilado tidcan, oo taaj wuxuu lahaa toddoba, taajka kalena wuxuu lahaa toddoba.
BOQORRADII KOWAAD 7 in Kitaabka Quduuska Ah