Text copied!
Bibles in Somali

BOQORRADII KOWAAD 21:9-10 in Somali

Help us?

BOQORRADII KOWAAD 21:9-10 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Oo waxay warqadaha ku qortay oo ku tidhi, War waxaad naadisaan oo tidhaahdaan, Ha la soomo; oo Naaboodna dadka ka sarraysiiya.
10 Oo hortiisana waxaad fadhiisisaan laba nin oo waxmatarayaal ah, oo iyana isaga ha ku marag fureen, oo ha ku yidhaahdeen, Adigu waxaad cayday Ilaah iyo boqorka. Markaas isaga dibadda u bixiya oo dhagaxyo la dhaca si uu u dhinto.
BOQORRADII KOWAAD 21 in Kitaabka Quduuska Ah