Text copied!
Bibles in Somali

BOQORRADII KOWAAD 18:23 in Somali

Help us?

BOQORRADII KOWAAD 18:23 in Kitaabka Quduuska Ah

23 Haddaba bal laba dibi ha naloo keeno, oo iyagu dibi ha doorteen, oo ha jarjareen, oo qoryaha ha dul saareen, oo innaba dab yay hoosta ka gelin; oo anna dibiga kalaan qalayaa, oo qoryahaan dul saarayaa, oo innaba dab hoosta ka gelin maayo.
BOQORRADII KOWAAD 18 in Kitaabka Quduuska Ah