Text copied!
Bibles in Somali

BOQORRADII KOWAAD 18:2-3 in Somali

Help us?

BOQORRADII KOWAAD 18:2-3 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Markaasaa Eliiyaah wuxuu u tegey inuu Axaab istuso. Oo abaartuna aad bay ugu xumayd Samaariya.
3 Markaasaa Axaab wuxuu u yeedhay Cobadyaah oo shuqulkii guriga u sarreeyey. (Haddaba Cobadyaah Rabbiga aad buu uga cabsan jiray,
BOQORRADII KOWAAD 18 in Kitaabka Quduuska Ah