Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 5:4-6 in Somali

Help us?

YOOXANAA 5:4-6 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Maxaa yeelay, malaa'igta Rabbiga ayaa marmar warta ku soo degi jirtay oo biyaha qasi jirtay; oo kii ugu hor galay biyihii markii la qasay dabadeed wuu ka bogsaday cudur kastuu qabay.
5 Oo waxaa meeshaas joogay nin siddeed iyo soddon sannadood bukay.
6 Markii Ciise arkay isagoo jiifa, oo gartay inuu wakhti dheer bukay, wuxuu ku yidhi, Ma doonaysaa inaad bogsato?
YOOXANAA 5 in Kitaabka Quduuska Ah