Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 5:39-42 in Somali

Help us?

YOOXANAA 5:39-42 in Kitaabka Quduuska Ah

39 Qorniinka ayaad baadhaan, waayo, waxaad u malaynaysaan inaad nolosha weligeed ah ka helaysaan, waana iyaga kuwa ii marag furayaa.
40 Idinkuna dooni maysaan inaad ii timaadaan inaad nolol lahaataan.
41 Anigu dadka ammaan kama qaato.
42 Laakiin waan idin aqaan inaan jacaylka Ilaah idinku jirin.
YOOXANAA 5 in Kitaabka Quduuska Ah