Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 5:27-28 in Somali

Help us?

YOOXANAA 5:27-28 in Kitaabka Quduuska Ah

27 Wuxuuna siiyey amar uu wax ku xukumo, maxaa yeelay, waa Wiilka Aadanaha.
28 Taas ha la yaabina, waayo, saacaddu waa imanaysaa markii kuwa xabaalaha ku jiraa dhammaantood ay codkiisa maqli doonaan,
YOOXANAA 5 in Kitaabka Quduuska Ah