Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 5:25-27 in Somali

Help us?

YOOXANAA 5:25-27 in Kitaabka Quduuska Ah

25 Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Saacaddu waa imanaysaa, waana joogtaa, markii kuwii dhintay codkii Wiilka Ilaah ay maqli doonaan, oo kuwa maqlaana way noolaan doonaan.
26 Sida Aabbuhu nolol isugu leeyahay, sidaasuu Wiilka u siiyey inuu nolol isugu lahaado.
27 Wuxuuna siiyey amar uu wax ku xukumo, maxaa yeelay, waa Wiilka Aadanaha.
YOOXANAA 5 in Kitaabka Quduuska Ah