Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 5:17-18 in Somali

Help us?

YOOXANAA 5:17-18 in Kitaabka Quduuska Ah

17 Laakiin Ciise wuxuu ugu jawaabay, Aabbahay tan iyo imminka ayuu shaqeeyaa, aniguna waa shaqeeyaa.
18 Sidaa aawadeed ayaa Yuhuuddu aad u sii dooneen inay dilaan, sababtu ma ahayn sabtidii uu jebiyey keliya, laakiin waxay ahayd inuu Ilaah ugu yeedhay Aabbihiis, iyo inuu isagu Ilaah iskala mid dhigay.
YOOXANAA 5 in Kitaabka Quduuska Ah