Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 5:10-11 in Somali

Help us?

YOOXANAA 5:10-11 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Sidaas daraaddeed Yuhuuddu waxay kii la bogsiiyey ku yidhaahdeen, Waa sabti, oo xalaal kuuma aha inaad sariirtaada qaadatid.
11 Laakiin wuu u jawaabay, oo ku yidhi, Kii i bogsiiyey ayaa igu yidhi, Sariirtaada qaado oo soco.
YOOXANAA 5 in Kitaabka Quduuska Ah