Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 4:43-45 in Somali

Help us?

YOOXANAA 4:43-45 in Kitaabka Quduuska Ah

43 Labadaas maalmood dabadeed meeshaas ayuu ka tegey oo Galili aaday.
44 Oo Ciise ayaa ka marag kacay inaan nebi waddankiis murwad ku lahayn.
45 Haddaba markuu Galili yimid, dadkii Galili way soo dhoweeyeen, iyagoo arkay wuxuu ku sameeyey Yeruusaalem oo dhan wakhtigii iidda, waayo, iyaguna iiddii way tageen.
YOOXANAA 4 in Kitaabka Quduuska Ah