Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 4:41-44 in Somali

Help us?

YOOXANAA 4:41-44 in Kitaabka Quduuska Ah

41 Markaasaa kuwo kale oo badani rumaysteen hadalkiisii aawadiis,
42 oo waxay naagtii ku yidhaahdeen, Imminka waxaannu u rumaysanaynaa ma aha hadalkaaga aawadiis, maxaa yeelay, qudhayadu waannu maqalnay, waannuna naqaan kanu inuu runtii yahay Badbaadiyaha dunida.
43 Labadaas maalmood dabadeed meeshaas ayuu ka tegey oo Galili aaday.
44 Oo Ciise ayaa ka marag kacay inaan nebi waddankiis murwad ku lahayn.
YOOXANAA 4 in Kitaabka Quduuska Ah