Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 4:41-43 in Somali

Help us?

YOOXANAA 4:41-43 in Kitaabka Quduuska Ah

41 Markaasaa kuwo kale oo badani rumaysteen hadalkiisii aawadiis,
42 oo waxay naagtii ku yidhaahdeen, Imminka waxaannu u rumaysanaynaa ma aha hadalkaaga aawadiis, maxaa yeelay, qudhayadu waannu maqalnay, waannuna naqaan kanu inuu runtii yahay Badbaadiyaha dunida.
43 Labadaas maalmood dabadeed meeshaas ayuu ka tegey oo Galili aaday.
YOOXANAA 4 in Kitaabka Quduuska Ah