Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 4:27-29 in Somali

Help us?

YOOXANAA 4:27-29 in Kitaabka Quduuska Ah

27 Isla markii waxaa timid xertiisii, wayna la yaabeen markay arkeen inuu naag la hadlayo. Weliba ninna ma odhan, Maxaad doonaysaa? amase, Maxaad ula hadlaysaa iyada?
28 Sidaa aawadeed naagtii ayaa ashuunkeedii ka tagtay, oo magaaladay u baxday, oo waxay ku tidhi dadkii,
29 Kaalaya oo arka ninkii ii sheegay wax walba oo aan sameeyey. Miyaanu kani ahayn Masiixa?
YOOXANAA 4 in Kitaabka Quduuska Ah