Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 4:19-20 in Somali

Help us?

YOOXANAA 4:19-20 in Kitaabka Quduuska Ah

19 Naagtii waxay ku tidhi, Sayidow, waan gartay inaad nebi tahay.
20 Awowayaashayo buurtan ayay ku caabudi jireen, idinkuse waxaad tidhaahdaan, Yeruusaalem waa meeshii la leeyahay in lagu caabudo.
YOOXANAA 4 in Kitaabka Quduuska Ah