Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 3:9-11 in Somali

Help us?

YOOXANAA 3:9-11 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Nikodemos ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Sidee baa waxyaalahaas u noqon karaan?
10 Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Ma waxaad tahay macallinka Israa'iil, oo aadan weliba waxyaalahaasna garanayn?
11 Runtii, runtii, waxaan ku leeyahay, Waxaannu naqaan ayaannu ka hadalnaa, oo waxaannu aragnay ayaannu ka marag furnaa, idinkuna maraggayaga ma aqbashaan.
YOOXANAA 3 in Kitaabka Quduuska Ah