Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 3:16-17 in Somali

Help us?

YOOXANAA 3:16-17 in Kitaabka Quduuska Ah

16 Ilaah intuu dunida jacayl u qabay ayuu siiyey Wiilkiisa keliya oo dhashay in mid kastoo isaga rumaystaa uusan lumin laakiinse uu lahaado nolosha weligeed ah.
17 Ilaah Wiilka uguma soo dirin dunida inuu xukumo dunida, laakiin wuxuu u soo diray inay dunidu ku badbaaddo isaga.
YOOXANAA 3 in Kitaabka Quduuska Ah