Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 3:11-12 in Somali

Help us?

YOOXANAA 3:11-12 in Kitaabka Quduuska Ah

11 Runtii, runtii, waxaan ku leeyahay, Waxaannu naqaan ayaannu ka hadalnaa, oo waxaannu aragnay ayaannu ka marag furnaa, idinkuna maraggayaga ma aqbashaan.
12 Haddaan wixii dunida idiin sheegay oo aad rumaysan weydeen, sidee baad u rumaysanaysaan haddaan waxa jannada idiin sheego?
YOOXANAA 3 in Kitaabka Quduuska Ah