Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 2:3-4 in Somali

Help us?

YOOXANAA 2:3-4 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Markii khamrigu dhammaaday Ciise hooyadiis waxay isaga ku tidhi, Khamri ma ay qabaan.
4 Markaasaa Ciise wuxuu iyada ku yidhi, Islaan yahay, aniga iyo adiga maxaa inoo dhexeeya? Saacaddaydu weli ma iman.
YOOXANAA 2 in Kitaabka Quduuska Ah