Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 2:19-21 in Somali

Help us?

YOOXANAA 2:19-21 in Kitaabka Quduuska Ah

19 Ciisena waa u jawaabay oo ku yidhi, Macbudkan dumiya, oo saddex maalmood dabadeed ayaan kicin doonaa.
20 Yuhuuddu haddaba waxay yidhaahdeen, Lix iyo afartan sannadood ayaa macbudkan la dhisayay, adiguna ma waxaad ku kicinaysaa saddex maalmood?
21 Isaguse wuxuu ka hadlayay macbudka jidhkiisa ah.
YOOXANAA 2 in Kitaabka Quduuska Ah