Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 2:12-13 in Somali

Help us?

YOOXANAA 2:12-13 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Waxaas dabadeed wuxuu tegey Kafarna'um, waxaana la socday hooyadiis iyo walaalihiis iyo xertiisii, oo maalmo aan badnayn ayay meeshaas joogeen.
13 Iiddii Kormaridda oo Yuhuudda waa dhowayd, oo Ciisena wuxuu u kacay Yeruusaalem.
YOOXANAA 2 in Kitaabka Quduuska Ah