Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 21:12-14 in Somali

Help us?

YOOXANAA 21:12-14 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Markaasaa Ciise wuxuu iyaga ku yidhi, Kaalaya oo quraacda. Oo xertii midkoodna kuma uu dhicin inuu yidhaahdo, Kumaad tahay? waayo, waxay garanayeen inuu Sayidka yahay.
13 Kolkaasaa Ciise yimid oo qaaday kibistii oo siiyey iyaga, kalluunkiina sidoo kale.
14 Taasu waa markii saddexaad oo Ciise xertii isu muujiyey markii uu kuwa dhintay ka soo sara kacay dabadeed.
YOOXANAA 21 in Kitaabka Quduuska Ah