Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 1:36-39 in Somali

Help us?

YOOXANAA 1:36-39 in Kitaabka Quduuska Ah

36 Oo wuxuu arkay Ciise oo socda, markaasuu yidhi, Bal eega Wanka Ilaah.
37 Labadii xerta ahaydna way maqleen isagoo hadlaya, wayna raaceen Ciise.
38 Markaasaa Ciise soo jeestay, waana arkay iyagoo raacaya, kolkaasuu ku yidhi, Maxaad doonaysaan? Waxay ku yidhaahdeen, Rabbi (waxaa lagu fasiraa Macallin), Xaggee baad deggan tahay?
39 Wuxuu ku yidhi, Kaalaya oo arka, Markaasay yimaadeen oo arkeen meeshuu degganaa, wayna la joogeen maalintaas. Goortaas waxay ahayd abbaaraha saacaddii tobnaad.
YOOXANAA 1 in Kitaabka Quduuska Ah