Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 1:3-5 in Somali

Help us?

YOOXANAA 1:3-5 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Wax walba waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo wixii la sameeyey lama samayn isaga la'aantiis.
4 Isaga waxaa ku jirtay nolol, noloshuna waxay ahayd nuurka dadka.
5 Nuurkuna wuxuu ka ifayaa gudcurka, gudcurkuna kama badin.
YOOXANAA 1 in Kitaabka Quduuska Ah