Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 1:22-24 in Somali

Help us?

YOOXANAA 1:22-24 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Waxay haddaba ku yidhaahdeen, Yaad tahay? si aannu jawaab ugu celinno kuwii na soo diray. Yaad isku sheegaysaa?
23 Wuxuu yidhi, Waxaan ahay codka kan cidlada kaga qaylinaya, Jidka Rabbiga toosiya, siduu nebi Isayos u yidhi.
24 Kuwa la soo diray waxay ka yimaadeen Farrisiinta.
YOOXANAA 1 in Kitaabka Quduuska Ah