Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 1:10-13 in Somali

Help us?

YOOXANAA 1:10-13 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Wuxuu ku jiray dunida, dunidana waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo duniduna ma ay garanayn isaga.
11 Wuxuu u yimid kuwiisii, kuwiisiina ma ay aqbalin isaga.
12 Laakiin in alla intii aqbashay, wuxuu siiyey amar ay carruurtii Ilaah ku noqdaan, kuwaasu waa kuwii magiciisa rumaystay,
13 oo aan ka dhalan dhiigga, ama doonistii jidhka, ama dad doonistiis, laakiin waxay ka dhasheen Ilaah.
YOOXANAA 1 in Kitaabka Quduuska Ah