Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 1:1-3 in Somali

Help us?

YOOXANAA 1:1-3 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Bilowgii waxaa jiray Ereyga, Ereyguna wuxuu la jiray Ilaah, Ereyguna wuxuu ahaa Ilaah.
2 Isagu Ilaah buu la jiray bilowgii.
3 Wax walba waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo wixii la sameeyey lama samayn isaga la'aantiis.
YOOXANAA 1 in Kitaabka Quduuska Ah