Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 19:35-36 in Somali

Help us?

YOOXANAA 19:35-36 in Kitaabka Quduuska Ah

35 Oo kii arkayna wuu marag furay, maraggiisuna waa run, wuuna garanayaa inuu run sheegayo, inaad idinkuna rumaysataan.
36 Waayo, waxyaalahaas waxay u dhaceen inuu ahaado Qorniinka leh, Lafihiisa midna la jebin maayo.
YOOXANAA 19 in Kitaabka Quduuska Ah