Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 18:38-39 in Somali

Help us?

YOOXANAA 18:38-39 in Kitaabka Quduuska Ah

38 Bilaatos ayaa ku yidhi, Waa maxay runtu? Oo markuu sidaa ku yidhi, mar kale ayuu Yuhuudda u baxay oo ku yidhi, Eedna isagii kuma aan helin.
39 Laakiin waxaad leedihiin caado inaan mid idiin sii daayo Iidda Kormaridda. Haddaba ma doonaysaan inaan idiin sii daayo Boqorkii Yuhuudda?
YOOXANAA 18 in Kitaabka Quduuska Ah