Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 18:27-28 in Somali

Help us?

YOOXANAA 18:27-28 in Kitaabka Quduuska Ah

27 Haddaba Butros mar kale ayuu inkiray, oo markiiba diiqii baa ciyey.
28 Haddaba Ciise ayay ka kaxeeyeen Kayafas ilaa guriga taliyaha. Waxay ahayd aroortii hore, oo iyagu ma ay gelin guriga taliyaha si aanay u nijaasoobin, laakiinse inay cashadii Iidda Kormaridda wax ka cunaan.
YOOXANAA 18 in Kitaabka Quduuska Ah