Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 17:13-14 in Somali

Help us?

YOOXANAA 17:13-14 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Haddana waan kuu imanayaa, oo waxyaalahan ayaan ku hadlayaa intaan dunida joogo inay haystaan farxaddayda oo ay ka buuxsanto iyaga.
14 Ereygaagii ayaan siiyey, oo dunidu waa nebcaatay, waayo, iyagii kuwa dunida ma aha, sidaanan kan dunida u ahayn.
YOOXANAA 17 in Kitaabka Quduuska Ah