Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - YOOXANAA - YOOXANAA 17

YOOXANAA 17:13-14

Help us?
Click on verse(s) to share them!
13Haddana waan kuu imanayaa, oo waxyaalahan ayaan ku hadlayaa intaan dunida joogo inay haystaan farxaddayda oo ay ka buuxsanto iyaga.
14Ereygaagii ayaan siiyey, oo dunidu waa nebcaatay, waayo, iyagii kuwa dunida ma aha, sidaanan kan dunida u ahayn.

Read YOOXANAA 17YOOXANAA 17
Compare YOOXANAA 17:13-14YOOXANAA 17:13-14