Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 17:10-11 in Somali

Help us?

YOOXANAA 17:10-11 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Waxayga oo dhan adaa leh, waxaagana anaa leh, iyagana waan ku ammaanmay.
11 Anigu dunida sii joogi maayo; kuwanuse duniday joogayaan, aniguna waan kuu imanayaa. Aabbe Quduusow, iyaga ku hay magacaagii aad i siisay, inay mid ahaadaan sideenna oo kale.
YOOXANAA 17 in Kitaabka Quduuska Ah