Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 16:6-11 in Somali

Help us?

YOOXANAA 16:6-11 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Waxyaalahaas aan idinkula hadlay aawadood, qalbigiinna murug baa ka buuxsantay.
7 Laakiin runta ayaan idiin sheegayaa, Waxaa idiin roon inaan tago. Haddaanan tegin, Gargaaruhu idiinma iman doono, laakiin haddaan tago waan idiin soo diri doonaa.
8 Isagu markuu yimaado wuxuu dunida ku caddayn doonaa xagga dembiga iyo xaqa iyo xukunka;
9 xagga dembiga, waayo, way i rumaysan waayeen;
10 xagga xaqa, waayo, Aabbahaan u tegayaa, imana arki doontaan mar dambe;
11 xagga xukunka, waayo, kan madaxda dunida ah waa la xukumay.
YOOXANAA 16 in Kitaabka Quduuska Ah