Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 15:25-27 in Somali

Help us?

YOOXANAA 15:25-27 in Kitaabka Quduuska Ah

25 Laakiin sidaas waxay u noqotay inuu dhammaado hadalka sharcigooda ku qorani, Way ii nebcaadeen sababla'aan.
26 Laakiin markuu yimaado Gargaaraha oo aan xagga Aabbaha ka soo diri doono, isagoo ah Ruuxa runta oo xagga Aabbaha ka soo baxa, ayuu ii marag furi doonaa.
27 Idinkuna waad marag furi doontaan, waayo, tan iyo bilowgii waad ila jirteen.
YOOXANAA 15 in Kitaabka Quduuska Ah