Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - YOOXANAA - YOOXANAA 15

YOOXANAA 15:23-27

Help us?
Click on verse(s) to share them!
23Kii i neceb, waxaa kaluu neceb yahay Aabbahay.
24Haddaanan dhexdooda ku samayn shuqullada aan nin kale samayn, dembi ma ay lahaadeen, haddase aniga iyo Aabbahayba way na arkeen oo na nebcaadeen.
25Laakiin sidaas waxay u noqotay inuu dhammaado hadalka sharcigooda ku qorani, Way ii nebcaadeen sababla'aan.
26Laakiin markuu yimaado Gargaaraha oo aan xagga Aabbaha ka soo diri doono, isagoo ah Ruuxa runta oo xagga Aabbaha ka soo baxa, ayuu ii marag furi doonaa.
27Idinkuna waad marag furi doontaan, waayo, tan iyo bilowgii waad ila jirteen.

Read YOOXANAA 15YOOXANAA 15
Compare YOOXANAA 15:23-27YOOXANAA 15:23-27