Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 15:12-14 in Somali

Help us?

YOOXANAA 15:12-14 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Kanu waa qaynuunkayga inaad isjeclaataan sidaan idiin jeclaaday.
13 Ninna ma leh jacayl kan ka weyn inuu nin naftiisa u bixiyo saaxiibbadiis.
14 Saaxiibbaday baad tihiin haddaad yeeshaan waxaan idinku amro.
YOOXANAA 15 in Kitaabka Quduuska Ah