Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 14:7-9 in Somali

Help us?

YOOXANAA 14:7-9 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Haddaad i garateen, Aabbahayna waad garan lahaydeen. Hadda ka dib waad garanaysaan, waadna aragteen.
8 Filibos baa ku yidhi, Sayidow, Aabbaha na tus, waana nagu filan yahay.
9 Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Ma intaas badan baan idinla joogay, oo aanad i garanaynin, Filibosow? Kii i arkay wuxuu arkay Aabbaha. Sidee baad u leedahay, Aabbaha na tus?
YOOXANAA 14 in Kitaabka Quduuska Ah