Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 13:7-8 in Somali

Help us?

YOOXANAA 13:7-8 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Waxaan samaynaya, garan maysid imminka, laakiinse dabadeed waad garan doontaa.
8 Butros ayaa ku yidhi, Weligaa cagaha ii maydhi maysid. Ciise wuxuu ugu jawaabay, Haddaanan kuu maydhin, qayb iguma lihid.
YOOXANAA 13 in Kitaabka Quduuska Ah