Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 12:35 in Somali

Help us?

YOOXANAA 12:35 in Kitaabka Quduuska Ah

35 Ciise haddaba ayaa ku yidhi, Weli in yar nuurka ayaa idinla jiraya. Socda intaad nuurka haysataan, si aan gudcurku idiin soo gaadhin. Kan gudcurka ku socdaana ma yaqaan meeshuu u socdo.
YOOXANAA 12 in Kitaabka Quduuska Ah