Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 11:54-55 in Somali

Help us?

YOOXANAA 11:54-55 in Kitaabka Quduuska Ah

54 Sidaa daraaddeed mar dambe Ciise bayaan uma dhex marin Yuhuudda, wuuse ka tegey meeshaas, ilaa meel u dhowayd cidlada, ilaa magaalo la yidhaahdo Efrayim, halkaasuuna xertii la joogay.
55 Hadda Iidda Yuhuudda ee Kormaridda la yidhaahdaa waa dhowayd, kuwa badanna waxay u kaceen Yeruusaalem iyagoo dalka ka yimid Iiddii Kormaridda horteed inay isdaahiriyaan.
YOOXANAA 11 in Kitaabka Quduuska Ah