Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 11:44-45 in Somali

Help us?

YOOXANAA 11:44-45 in Kitaabka Quduuska Ah

44 Markaasaa kii dhintay soo baxay, isagoo gacmaha iyo cagaha ay kafan kaga xidhan tahay, wejigana maro kaga xidhan tahay. Kolkaasuu Ciise wuxuu ku yidhi iyaga, Fura oo daaya, ha socdee.
45 Sidaa aawadeed qaar badan oo Yuhuuddii ah oo Maryan u yimid oo arkay wuxuu sameeyey ayaa rumaystay.
YOOXANAA 11 in Kitaabka Quduuska Ah