Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 11:3-5 in Somali

Help us?

YOOXANAA 11:3-5 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Sidaa aawadeed walaalihii farriin bay Rabbiga u direen iyagoo leh, Sayidow, ogow, kii aad jeclayd waa bukaaye.
4 Laakiin Ciise markuu taas maqlay wuxuu yidhi, Bukaankanu kan dhimashada ma ahaa, laakiin waa ammaanta Ilaah aawadeed in Wiilka Ilaah lagu ammaano.
5 Ciise ayaa jeclaa Maarta iyo walaasheed iyo Laasaros.
YOOXANAA 11 in Kitaabka Quduuska Ah