Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 11:17-19 in Somali

Help us?

YOOXANAA 11:17-19 in Kitaabka Quduuska Ah

17 Haddaba markuu Ciise yimid wuxuu ogaaday inuu afar maalmood xabaasha ku jiray.
18 Haddana Beytaniya waa u dhowayd Yeruusaalem, oo waxay u jirtay qiyaas shan iyo toban istaadiyon.
19 Yuhuud badan waxay u yimaadeen Maarta iyo Maryan inay walaalkood uga tacsiyeeyaan.
YOOXANAA 11 in Kitaabka Quduuska Ah