Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 10:6-7 in Somali

Help us?

YOOXANAA 10:6-7 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Masaalkaas Ciise ayaa kula hadlay iyaga, laakiin ma ay garan waxyaaluhuu kala hadlayay xaggooda.
7 Haddaba Ciise ayaa mar kale ku yidhi, Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Waxaan ahay illinka iduhu ka soo galaan.
YOOXANAA 10 in Kitaabka Quduuska Ah