Text copied!
Bibles in Somali

YOOXANAA 10:40-41 in Somali

Help us?

YOOXANAA 10:40-41 in Kitaabka Quduuska Ah

40 Haddana wuxuu u baxay Webi Urdun shishadiisa ilaa meeshii Yooxanaa markii hore ku jiray, isagoo dad ku baabtiisaya, meeshaasuuna joogay,
41 oo qaar badan baa u yimid isaga, waxayna ku yidhaahdeen, Runtii Yooxanaa calaamo ma samayn, laakiin wax walba oo Yooxanaa ka yidhi ninkan run bay ahaayeen.
YOOXANAA 10 in Kitaabka Quduuska Ah